|

Musharaxa Cunsuriga Ah Donald Trump Ee Xisbiga Jambuuriga Dalka Maraykanka Oo Shimbir Gor-gor Ah Oo Uu Sawir La Galaayay Qaniinay DAAWO

Washington,13Dec,2015(QJ/SDN)-Ninka Ku Caanbaxay cunsuriyada ka dhanka ah islaamka Donald Trump, isla markaana ah musharaxa jagada madaxtinimo ee xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka ayaa waxa qaniinay Shimbirka gor-gorka loo yaqaanno ka dib markii uu is yidhi sawir la gal, balse shimbirka ayaa iska diiday in uu wax sawir ah la galo.

Shimrka gor-gorka oo af dheer oo dhuuban leh ayaa waxa uu Donald Trump ka qaniinay gacanta bidix isagoona intaasi ka dib Mr.Trump afka kala waaxay xanuunka qaniinyada Shimirka awgeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Donald Trump Oo Shimbirku Qaniinayo;

Comments are closed