Musharax Ka Mida Musharaxiinta Ka Sharaxan Gobolka Maroodijeex oo Musharaxnimadiisa Shaaciyey Musharax Maxamed Maxamuud Xirsi CARWO
London 15Dec14(SDN/QJ) Musharaxa Mahamed Maxamud Xirsi Carwo ee Gobolka Maroodijaax 2015 ka
Waa musharax Aqoon yahan ah soona bartay sharciga ( law ) ilaa hadana ka shaqeeya Maxkamada Gobolka Maroodijeex halkaa oo uu ka kororsaday aqoon iyo waayo aragnimo oo la xidhiidha dhinaca sharciga iyo diyaarinta go’aamada xukunkoodu u dhacay ama qaabka loo galayo dacwadaha taagan.
Sidaa daraadeed waxaanu u aragnaa in uu yahay nin dhalinyaro ah oo mudan in loo doorto in uu ka mid noq do xildhibaanada golaha wakiilada Jamuuriyada Somaliland anakoo ku rajo weyn in uu leeyahay Aqoontiisa iyo waayo Aragnimadaada uu xilkaa ku gudan lahaa.
Hadanu Nahay qurbejooga waxaanu Shacabka Somaliland ee Degan Gobolka Maroodijaax waxaanu ka codsanaynaa in ay codkooda siiyaan Musharaxa Maxamed Maxamud Xirsi Carwo
Si uu ugu guulaysto xilkaa qaran iyo curinta isbadal siyaasadeed oo ay hogaamiyaan jiilka cusub ee reer Somaliland.
Guul iyo khayr
Wa bilaahi tawfiiq
Aqoonyahan Subeer Mahamed Abdilaahi
london