Muruqmaalka Iyo Xamaalka Dekeda Berbera oo ku Mudaharaaday Wasiirada Madaxtooyada & Maaliyada DAAWO
Berbera 03.July 2016 (SDN/QJ):- Wefti Wasiiro ah oo loogu yeedho Gudida Maalgashiga Dekeda Berbera ayaa Socdaal ay ku Tageen Magaalada Berbera Waxay kula Kulmeen dibad bax ka dhan ah Safarkooda oo ay ku kaceen Muruq Maalka iyo Xoogsatada Dekeda berbera oo ka soo Hor jeeda Hindisaha xukuumadu ku dhaxal wareejinayso dekeda berbera.