|

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka KULMIYE Oo Makale Loo Doortay Cabdiraxmaan Saylici

Hargeysa,10Nov,2015(QJ/SDN)-Shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee ka socday magaalada Hargeysa ayaa lagu doortay musharaxa madaxweyne ku-xigeenka ee xisbigaasi.

Xilkan oo ay ku tartamayeen laba Murashax oo kala ahaa Saylici iyo Xaglo-toosiye, ayaa waxa ku guulaystay Saylici isagoona Helay 230 cod halka Xalglo-toosiye uu ka helay 114cod

Waxaanu Saylici sidaas ku noqday musharaxa madaxweyne ku-xigeenka ee xisbiga Kulmiye ee matali doona doorashada madaxtinimada ee soo socota xisbiga Kulmiye.

Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco Somalidiasporanews.Com

Comments are closed