|

Murashax Sheekh Shariif oo Xildhibaanada Somaaliya ka codsaday in ay doortaan Masuul la jaanqaadi karo marxalada Soomaaliya DHAGAYSO

Kampala 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxa uu sheegay in xildhibaanada Cusub ee Baarlamanka Soomaaliya ay Heestaan fursad qaali ah oo ku aadan in ay doorataan Masuul munaasab ah oo la jaanqaadi karo marxalada Soomaaliya.

 

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo hada ah musharax uu taagan Madaxtinimada Soomaaliya ayaa xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya ku Booriyay in aysan Beeldareen fursada qaaliga ah ay heestaan .

Comments are closed