Murashax C.raxmaan Cabdi Shakuur oo Lacagtii Laga Xaday Baanka Somalia ku eedeeyay inay Tuhunsan Yihiin Xarunta Vila Somalia DAAWO
Muqdisho 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Murashax C.raxmaan Cabdi Shakuur oo ka mid ah Murashixiinta u Taagan Doorashada Madaxtinimo ee Somalia ayaa soo Jeediyey in Baadhis Qoto dheer oo Madax bannaan lagu sameeyo Cidii Xaday Lacagta Laga dhacay Baanka dhexe ee Somalia Isagoo Sheegay inay Tuhunsan Yihiin in Madaxtooyada Somalia oo Hogaankeedu Murashax Yihiin ay ka Shaki Qabaan inay Lunsashadeeda ka danbeeyeen.