Murashax C.casiis Samaale oo ka Hadlay Aragtidiisa Shirkii uu Dibada ka Joogay ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta DAAWO
Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax Cabdi Casiis Maxamed Samaale Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda oo Ka Mid ah Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye dhexdiisa raba inuu ka Tartamo Isla markaana Maanta aan ka soo xaadirin Madashii lagu shaacinayay Heshiiska is afgarad ee laga gaadhay qaabka loo agaasimayo Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Ku Mudaysan 10 Bisha November ayaa ka hadlay aragtidiisa la xidhiidha is afgaradkaas.
Murashax Cabdi Casiis Maxamed Samaale Waxa uu Sheegay inaanu Ogayn Qabsoomida Shirkaas Maanta ka dhacay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.
https://www.youtube.com/watch?v=p6FEohuIdao