“Madaxweyne Hadii Shaanidii Ku Cabsi Gelisay Waxaan kuu Sheegayaa in Walaahi Tu kale oo ka Cabsi weyni ay Iman doonto” Murashax C.casiis Maxamed Samaale DAAWO
Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Maaliyadda ahna Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan is casilaada Xubnaha Golaha Wasiiradda.
Murashax C.casiis Maxamed Samaale Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ku wargaliyey inaan dalka lagu Maamulayn dabaabaad iyo RRU waxaanu Intaas ku daray in Xisbiga Kulmiye uu Tartankiisii u Xidhay Mid ka mid ah Murashixiinta Jagada Madaxweyne oo ah Gudoomiye Muuse Biixi