Muqdisho: Wasiirkii Labaad Oo Bil Gudaheed Iscasilay Xukuumadda Farmaajo DAAWO
Muqdisho 15. November 2017 (SDN/QJ ):-Waxaa Maanta Xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka ee Dawladda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiirkii labaad ee is casila muddo laba bilood Gudahood.
Wasiiradda is-casishay ayaa sheegtay inay iscasishay markii ay ku adkaatay inay sii shaqayso.