|

Munaasibada Maalinta Caruurta Adduunka oo Markii Kowaad Maanta lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda Iyo Su’aalaha la is weydiinayo DAAWO

Hargaysa 21.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici, Madax ka Tirsan Golaha Xukuumadda ayaa maanta ka qayb galay Munaasibada Caalamiga ah ee Maalinta Caruurta Adduunka.

Munaasibadan oo Sida Caadada ah lagu qaban Jiray Huteelada Waaweyn ee Caasimadda ku Yaala ayaan la garanayn Sababta keliftay in lagu dhex qabto Dhisme Kooban oo ku dhex yaala Xayn daabka Qasriga Madaxtooyadda.

Comments are closed