Mudaharaad ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Ciidamada Booliska oo Rasaas ku Kala Dareeriyey DAAWO
Boorama 09. October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ka Dhacay Mudaharaad balaadhan oo ay soo Agaasimeen Ganacsatada Jaadlayaasha ah ee Magaalada Boorama,Kuwaas oo Ciidamada Boolisku ku Kala Eryeen Rasaasta Nool.