|

Mucjisooyinka Warbaahinta Waa Weriyeyaal araga ka Naafo ah oo Hargaysa ka Shaqeeya iyo Muuqaal laga diyaariyey DAAWO

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa Wax Naadir ah Amase Mar la arag ah in Qof araga Naafo ka ahi (Indho La’a amase Camoole) uu hadana noqdo Weriye Idaacadeed iyo Mid Telefishan isla markaana uu Diyaarsado Wararkiisa iyo Barnaamijyada uu Tebinayo isaga oo Waxa u qoran aan arkayn,Hasa Yeeshee Xaga eebbe kama adka.

Waxaa Magaaladda Hargaysa ku nool tiraba dhawr weriye oo araga ka Naafo ah Kuwaas oo mid ka mid ahi uu ka hawl galo Idaacadda Radio Hargaysa.

Comments are closed