|

Mucaaridka Jibouti: Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Soo Bandhigay Kali-telisnimada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

Ottowa,28Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir, ayaa soo bandhigay kalitelisnimada madaxweynaha dalka Jabuuti, isagoona sheekhu dadka shacabka usoo jeediyay inay indhaha kor u qaadaan oo ay xaqooda dhacsadan oo aanay iska indho tirin.

Sidoo kale, Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir ayaa madaxweyne Geelle ku tilmaamay inuu yahay nin aan tababarnay isla markaana aan lahayn aqoon uu ummadda jabuuti ku hoggaamiyo.

Sheekhu waxa kale oo uu soo bandhigay lacag tiro badan oo dayn ah taas oo uu sheegay inĀ  lagu leeyahay dalka Jabuuti.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir:

Comments are closed