|

Mucaaridka Jabuuti oo ku dhawaaqay Baarlamaan ay u badan yihiin(DAAWO)

Jabuti April 18,2013(SDN)-Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ku dhawaaqay baarlamaan cusub oo uu dalkaasi yeelanayo ka dib jahawareer badan oo ka dhashay natiijooyin ay xukuumada Jabuuti hore u shaacisay.

Mucaaridka ayaa shaaciyay magacyada 65ka xildhibaan ee ay sheegeen i ay ku guuleysteen doorashooyinkii Baarlamaanka ee bishii labaad ee sanadkan.

Halakan ka Daawo ku dhawaaqida baarlamaanka Jabuuti oo uu ku dhawaaqay Ismaciil Geedi Xareed

 

Comments are closed