Mucaaridka Dalka Jabuuti Oo Si Weyn U Dhaliilay Murashaxnimada Madaxweyne Geelle DAAWO
London,17Dec,2015(QJ/SDN)-Mucaaridka dalka Djibouti kn soo horjeeda xukuumadda madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay aragtidooda ku saabsan is sharaxaad markii afraad ee Ismaaciil Cumar Geelle.
Mahdi Ibraahin Good midowga xisbiyada USN xidhiidhka arimaha dibada ayaa ka hadlay waxyaabaha ay doonayaan iyo dhaliilaha ay u hayaan Ismaaciil Cumar Geelle Madaxwaynaha dawlada Djibouti
Ganacsade Cabdiraxmaan Boorre ayaa fariin u diray Madaxwaynaha Djibouti isagoo ka dalbaday inuu kala doodo wixii uu doonayo,isagoo sheegay inay doonayaan wada hadal ku saabsan aqoon iyo dhaqaale.
Halkan ka daawo Barnaamij TV-ga Kalsan ka qabtay siyaasiyiintan;