|

Miisaaniyada Qaranka ee 2017 oo Golaha Wakiiladdu Duuduub Ku Ansixiyey & Buuq Hadheeyay Fadhigii Maanta DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Waxaa Hadheeyay Buuq ka Dhashay Ansixinta Miisaaniyada qaranka ee 2017 Kadib Markii la soo Jeediyey Laba aragtiyood oo Odhanaya In Miisaaniyada Duuduub Lagu Ansixiyo iyo in laga Doodo.

Comments are closed