|

Midawga Yurub oo shuruud ka farxisay mucaaridka ku xiray mashaariicda Jabuuti

Jabuuti Feb 16,2014(SDN)-Kulan Jabuuti ku dhex maray Dalka Jabuuti Midawga Yurub iyo xukuumada Jabuuti ayaa looga wadahadlay sidii loo Dardargelin lahaa mashaariicda horumarineed ee Midawga Yurub ay ka fuliyaan Dalka Jabuuti.

kulan ka oo uu ka qeybgalay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa sida Ilo wareedyo ka ag dhaw madaxtooyada Jabuuti inoo sheegeen ahaa mid xasaasiya ah ayaa waxa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee Jamhuuriyada Jabuuti.

Midawga Yurub ayaa la sheegay in ay xukuumada Jabuuti dhiiga ku keriyeen ka dib kolkii ay is ku siren mashaariicda horumarineed iyo xaalada siyaasadeed ee Jabuuti.

Midawga Yurub ayaa xukuumada Jabuuti u sheegay in loo bah an yahay in la derder geliyo wadahadalada ay kula jirto mucaaridka.

Hadalkan ka soo yeeray reer Yurub ayaa aad u farxad geliyay dal aad mucaaridka Jabuuti ee USN.

Xukuumada Jabuuti ayaa wadahadalo aany daacad ka aheyn u furtay mucaaridka dalkaasi judo ka hor.

Iminkana waxa Muuqata in beesha caalamku dareentay tabaha xukuumada Jabuuti.

SDN-Jabuuti
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed