|

Mid Ka Mid ah Xildhibaanadii Barkinta Dheeraystay Markii Golaha Wakiiladdu Ansixinayeen Heshiiska DPW oo Ku Tilmaamay Dhamaystirka Heshiiskaas Sharci Daro DAAWO

Hargaysa 07.Sep 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Taariikhda Marki Kowaad Waxay Bishii Hore Ku Meel Mariyeen Codkii ugu badnaa Heshiiska ay Xukuumadu la Gashay Shirkada DPW kaas oo Markii Golaha Wakiilada la Horgaynayay aan Dhamaystirnayn.

Xildhibaan Bashiir Tukaale Wuxuu ka mid ahaa Mudanayaashii aan ka soo Xaadirin Fadhigii lagu ansixinayay Heshiiskaas.

Comments are closed