|

Meliishaad ka mida mucaaridka Syria Al Qaciidana ka mida oo qabsaday magaalo Masiixiiyiintu ku badan tahay

Maaloula Sept9,2013(SDN)-Mucaaridka Syria ee xiriirka la leh Al Qaacida ayaa gacanta ku dhigay degan meesiiixigu ku leeyahay duleedka caasimada Dimishiq.

Meeliishaadkan oo cagta mariyay magaalada Maaloula ayaa waxa ay magaalada dibedda ka dhigeen boqolaal ka mida dalkii halkaa ku noolaa.

Xukuumada Syria ayaa dhankeeda warar kuwaa ka duwan ka soo saartay colaada Maaloula,waxaaney sheegtay in magaalada haatan ay gacantooda ku jirto.

Xukuumadu waxa ay intaa ku dartay in ay baacsaneysoo haraagii argagixisada isla markaana ay kaniisadihii magaaladu haatan xor yihiin.

Ma jiraan warar labada dhan ka madax banaan oo loo qaateen ah oo arinkan ka soo baxaya.

Qabsashada Maaloula ee Al Qaacida waxa ay gacan siin kareysaa xukuumada Syria oo dunida mudo ku laheyd waxa aanu la dagaalameynaahi waa Al Qaacida.

SDN-Maaloula

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed