Xildhibaano Tababar Dalka Dibadiisa loogu qaadayo iyo Maayarka Caasimada oo ka hadlay DAAWO
Hargaysa 12.April 2015 (SDN/QJ)- Kalfadhigii Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa Waxay Mudanayaashu Warbixin kaga dhagaysteen Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Caasimada isla markaana Tilmaan ka bixiyay Mashaariic ay Dawlada hoose ku hawlan tahay.