|

Maxkamadda Gobolka Saaxil Oo Maanta Bilowday Dhageysiga Difaaca Dacwad Ciqaab ah Oo Maayarka Berbera Ku Soo Oogay Wariyayaal, Xili Dhulkii Cabashada Laga Baahiyey Madaxweynuhu Xayirey DAAWO

Berbera 09. January 2018 (SDN/QJ):-Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa Maanta fadhi ay yeelatay Waxay ku bilowday kal fadhigii labaad ee dacwad uu Maayarka Magaaladda Berbera ku soo oogay laba ka mid ah Weriyeyaasha ka hawlgala Magaalo Xeebeedka Berbera,kadib markii bishii hore baahiyeen dhul la isku haysto oo ku yaala Magaaladda Berbera kaas oo uu markii danbena xayiraad ku soo rogay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Comments are closed