Maxkamada Hargaysa oo Markii Koowad Xukuno ku riday Dadka Xaalufka Deegaanka {DAAWO}
Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada Degmada Hargaysa ayaa Xukuno ku riday dad ku eedaysnaa inay Xaaluf ba’an ku hayeen Deegaanka Isla markaana Gubi jiray dhirta si ay Dhuxul ugu rogaan.
Xukunkan ayaa Noqonaya kii u horeeyay ee Loogu Quus gooyo dadka Xaalufka u horseeday deegaanka
Hargaysa SDN/QJ