Maxaynu ka Ognahay Muuska cas iyo faa’iidooyinkiisa (Xogta Dahsoon) DAAWO
Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Muusku waa mid ka mid ah khudradaha loogu isticmaalka badan yahay caalamka, waxana uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad isagoo midhka muuska ah ay ku jiraan sadex nooc oo macaanka dabiiciga ah.