|

Maxay Xukuumadda Somaliland kala Socotaa Socdaalada ay Murashixiinta Kulmiye Iyo Waddani Ku tageen Addis ababa & Kulamada ay la Yeesheen Raysal Wasaaraha Itoobiya? DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ujeedada safarka ay dalka Itoobiya ku tageen murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran ee Somaliland.

Waxaa Todobaadkan dhamaaday tegay dalka Itoobiya Laba wefti oo ay kala Hogaaminayeen Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani iyagoo kulamo la qaatay Raysal wasaaraha Itoobiya.

Comments are closed