|

Maxay Salka ku haysaa Khilaaf ka dhashay Shirkii Shalay ee Xisbiga Ucid ku Shaacinayay Murashax ku Xigeenka Madaxweyne,Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Ucid Iyo Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka Xisbiga Ucid? DAAWO

Hargaysa 24. September 2017 (SDN/QJ):- Kalfadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga Ucid ayaa lagu Shaaciyey Murashaxa Jagada Madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid iyo Mas’uuliyiin kale oo Xilal ka qabanaya Xisbiga Ucid.

Hadaba Gudoomiyaha Garabka dhallinyaradda heer qaran ee Xisbiga Ucid iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbigaas ayaa sheegay in shirkii shalay furmay xubnaha ka qayb galay laga soo uruuriyey suuqa hargaysa isla markaana aanay ahayn xubnihii golaha dhexe.

Comments are closed