|

” Maxay Muslimiinta u doonayaan in Hinduuga ay Muslim ka dhigaan, Dr Zakir Naik oo jawaab ka bixiyay DAAWO

Delhi 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono dalka Hindiya waxaa ka jira ilaa iyo boqolaal diimood, kuwaasi oo ay samaysteen shucuubaha kala duwan ee dalkaasi Hindiya, waxayna taasi dhalisay in dalkaasi hindiya uu noqdo dal markaad si dhab ah u eegto ay ku dhaqmaan wayaabo maskaxda Ibnu aadamka ka weyn, sida in ay caabudaan Lo’da iyo Jiirka iyo masaskaba.
Hadaba 30-kii sanno ee ugu danbeeyay dalkaasi hindiya waxaa usoo baxay rag diinta islaamka ku faafinaya, kuwaasi oo manta dunidda caan ka ah sida Sheekh Axmed Diidaat iyo Dr Zakir Naik, kuwaasi oo u istaagay in ay la doodaan dadka aaminsan diinta Hinduuga.

hadaba Dr Zakir Naik ayaa waxaa barnaamijkaani lagu waydiiyay su’aal aad u adag, midaasi oo ka timid qof haween ah ,ahna Injineer, waxayna waydiisay Dr Zakir Naik su’aal cajiib aheyd.

Comments are closed