Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed Kadib Kulan ay Ku Yeesheen Villa Somalia? DAAWO
Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Kulan Weji badan leh waxa uu Xarunta Villa Somalia kulan kula qaatay Madaxweynihii Hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh ahaana Murashax Madaxweyne ee Doorashadii Bishan horaanteedii ka qabsoontay Muqdisho.