|

Maxamed Ibrahim Cigaal:Isku darkii Somaliland iyo Soomaaliya Khalad muu aheyne Laaxim baa galay,kalatagana waxa keenay…..(DAAWO)

Jabuuti April 16,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland AUN Maxamed Ibrahim Cigaal oo isla markaana mar soo ahaa Raiisul Wasaare ayaa wareysi taariikhi ah oo uu siiyay TVga RTD ee dalka Jabuuti waxa uu uga waramayaa sooyaalka taariikhda ee midnimadii labadii Soomaalieed iyo sidii dhibada loogu aasay Somaliland.

Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa si mug leh uga waramaya khaladaadkii soo maray Jamhuuriyadii Soomaaliya iyo waxa qudhiisa ku qanciyay in uu qaadato qadiyada Somaliland.

 

Comments are closed