|

Maxamed Cabdillaahi Cumar Muxuu Ka yidhi doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Caqabadaha jira? DAAWO

Hargaysa 01. November 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Cabdillaahi Cumar oo xilalka Wasiirka arrimaha dibedda iyo Wasiirka Maalgashiga ka soo qabtay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kana tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa ka hadlay qabsoomidda doorashada Madaxtooyada Somaliland ee u muddaysan 13-ka bishan aynu ku jirno iyo caqabadaha ku xeeran.

Waxaannu Maxamed Cabdillaahi Cumar oo arrimahaas iyo kuwo kale kaga hadlay magaalada Hargeysa oo shalay Xisbiga Kulmiye ee uu ka tirsan yahay Xubno ka mid ahi ku soo dhaweeyeen, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho habboon:-

Comments are closed