|

Maxaad Ka Ogtahay, Tobanka Wax Ee uu Kaga Duwan Yahay Dr, GABOOSE Hogaamiyayaasha Kale .by Dacar USA CA

Dr,Gaboose: Some Qualities  Dr, Gaboose,  Leadership Express.

Maxaad Ka Ogtahay, Tobanka Wax Ee uu Kaga Duwan Yahay Dr, GABOOSE Hogaamiyayaasha Kale .by Dacar USA CA

Being an effective leader does not always require moving heaven and earth. A leader’s role can vary and be effective in small, yet extremely powerful ways.

  • Dr, Gaboose is:  Clarifier, listens, summarizes, and makes things clearer.
  • Dr, Gaboose is: coach encourages others to develop their skills.
  • Dr, Gaboose is: facilitator helps the group set goals, make decisions, choose directions, and evaluate progress.
  • Dr Gaboose is:delegator helps each group member apply her talents and interests to the group’s goals.
  • Dr, Gaboose is:An initiator gets things moving.
  • Dr Gaboose is:a manager helps coordinate the parts of a project and keeps an eye on progress.
  • Dr Gaboose is: a mediator helps resolve differences.
  • Dr Gaboose is:a networker connects people with people and people with ideas to move the project forward.
  • Dr,Gaboose is:a problem-solver suggests solutions and ways to get things done.
  • Dr, Gaboos is: a visionary sees creative solutions, new directions, and possibilities.

Dr Gaboose is committed.  He is a person who prompts others to be their best, someone who cares and listens, someone confident in his beliefs and is willing to be there. Being self-aware, Gaboose, effective leader, is not afraid to take on responsibilities. Sometimes it requires putting the organization or Country, first—he will  keep it there. 

 
Dr Gaboose: is someone who helps others do and become more than they ever thought possible. Gaboose, Leadership is about unlocking potential, whether individual potential or that of a group, company, or organization. Or  Country, It is not about telling people what to do, but inspiring them to see what they are capable of, then, helping them get there.

Gaboose is open to change: Change is one of life’s most obvious factors, yet remains one of the most strongly resisted. As Peter Senge, an expert on managing organizations, says, “Everything is in motion, continually changing, forever adapting.” Dr Gaboose, Effective leader, who recognizes the value of change.

Dr Gaboose know Him selve: Knowing oneself is necessary when faced with challenges or ethical choices, communicating with those who have different ideas, making decisions, and identifying sources of satisfaction.
Dr Gaboose, knows what’s important to him, what his strengths and weaknesses are, what drives him, and where to draw the line. Put it together and it boils down to a leader who has self-confidence and clear valuesWe need to be clear about our own values, priorities, and preferences and not let someone else, or society, define them for us.

Dr Gaboose: Will go the extra miles: Gaboose,  leadership, have a lifetime of small acts of leadership as extraordinary encouragerstrong organizer, good persuader, or charismatic speaker. When it comes down to it, how he lead is a reflection of the characteristics and values that will define who we are.   

Dr Gaboose: knows he don’t know everything: Believing that an effective leader is one who knows it all is one of the most dangerous misconceptions about leadership. Human frailty comes into play whether sitting in a cubicle or a corner office.

intaa Waxaa Dheer:(Inedition):

Marka Hore Aduunkan aad Arkayso ee ilaahay Sameeyey, Meel walba Waxa uu ku Manaystay Wax Gaar ah oo ilaahay Deeq, iyo Hibo,  u siiyey, Tusaale: Dahabka Aduunka Ugu Wanaagsan Meel, gooni ah Ayuu ka Yimaadaa, Sida oo Kalena, Birta, Daimonta, Khudrada Xitaa Khamriga ama Bariiska, aduunka ugu wanaagsani waxa ay ka yimaadaan Meelo gaar ah oo ku amaanan ilaahayna Ku manaystay.

Sida oo kale Bugcadaha ama dhulka ilaahay uumay meel waliba Waxa ay ku caan tahay waxyaabo Gaara ah, Tusaale ahaan Bariga Somaliland Waa Bogcada ama dhulka soo saara ama soo carbiya Hagaamiyaasha Dhabta ah. Waxaanan idinka Xasuusin karaa Hogaamiyayaashaa ka yimi bariga Somaliland, Marxuun Cigaal oo ku dhashay kuna Barbaaray Degmada Oodweyne ee Gobolka Togdheer, Geesigii Waynaa Cabdi Raxman Tuur oo isna ka yimi Bariga Somaliland,  Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo ayaa isna ka yimi Bariga Somaliland, Hadraawi iyo Waliba Saleebaan Nuur, ayaa iyaguna ka yimi bariga Somaliland, Dhamaan Hogaamiyayaashina Waxa ay wadaagaan oo ka wada Yimaadeen bariga Somaliland Gaboosana Waxa uu La HAL-MAALAA- Hogaamiyayaashaa Sare ku Xusan.
 
Hadaba, Run ahaantii Ma aha hawl fudud, oo Bilo, ama Sanado ay ku Xulan karto Bulsho Hogaamiye dhab ah.
Hogaamiyaha Dhabta ahi waa mid ka soo dhex baxa Bulshadiisa taas oo ay soo saarto Taariikhdiisa Soo jireenka ah, iyada oo loo eegaayo, Guudahaanba Kartidiisa gaar ka ah iyo ta Guud-ahaaneedba.
 
Hogaamiyaha waxa lagu tilmaamaa ilma yar oo ku jira, uurka hooyadii, marka ilmuhu uu ku jiro uurka hooyadiina waxa uu soo maraa oo qaataa darajooyin iyo Marxalado kala sareeya oo badan, ilaa marka uu biyaha yahay, ilaa inta uu ka dhalanaayo ee uu noqdo qof bilaadami ah, ama ilmo caruur ah, ilaa inta uu ka koraayo Caruurnimada ee uu noqonaayo qof xilkas ah.
 
Hogaamiyaha, ayaa isaguna soo qaataa marxaladahaas qaar la mid ah oo kala duwan, Marxaladahaas kala duwan ee uu soo qaato, Hogaamiyuhu ayaa loo yaqaan waayo- aragnimo, taas oo ka mid ah Calaamadaha ugu horeeya ee Hogaamiyaha.
 
 
Calaamadaha Hogaamiyaha ee uu la kaashado waayo aragnimada iyo aqoontiisa gaar ka ah, waxa ka mid ah, Diin, iyo Dhaqan adag, Geesinimada, Cadaalada, Deeqsinimada, Aftahanimada, Go,aan qaadashada, Samirka, iyo hal,adayga, iyo waliba Haybada, iyo Deeqaha kale ee ilaahay Bil,aadamigiisa ku manaysto. 


Spectacularly Unsuccessful:
Hogaamiye Kuma yimaado, Mujaahid ayaan ahay oo Wadanka ayaan u soo Dagaalamay, ama Dhaqaale badan ayaan haystaa, ama Laandheere ayaan ahay, oo qabiilkayga ayaa badan, ama Saxaafada oo laysku Xayaysiiyo si ay dad badani kuu Bartaan.

Culimada Siyaasada iyo Bulshada ayaa ku Tilmaama Calaamadaha Hogaamiye hay,ad ama Gobol ku dhex karo ama ku nool quluubta iyo Jidhka Hogaamiyaha.
 
Hogaamiye Waa mid ka yimaada ama ka soo Go,ay Quluubta, iyo Shucuurta Bulshada, kaas oo ku Hantay, Dadwaynaha kartidiisa Hogaamiye, isaga oo ay markhaati u tahay Taariikhdiisa soo jireenka ah.
 
Hogaamiye waa inuu ahaadaa Mid Wax ka sheegi kara ama malaynkara, Mustaqbalka soo Socda, isla markaana la jaanqaadi kara Xiliga uu joogo iyo kan soo socdaba.
 
Hadaba Calaamadahaa aan sare ku xusay ayaan ku ilaaleeyey ama aan ku arkay, Dr Gaboose, waxa aanan qabaa ama aan aaminsanahay in Dr Gaboose yahay Hogaamiyaha Keliya ee Dhabta ah ee Ku weheliya Somaliland Axmed Siilaanyo.
 
 Dr, Gaboose Waa Hogaamiyaha keli ah ee badeli Kara Axmed Siilaanyo Ee Jooga Somaliland, Xiligan Xaadirka ah Ama Jagada Madaxweyne U sharaxan iminka, Waana shiqsiga keliya ee leh Calaamadahaas aan sare ku Xusay. Waxaan Lagama Maarmaan ah Inaynu u Fidino Taageeradeena, isaga oo  Diyaar u ah inuu ka sii ambaqaado Xukunka halka Madaxweyne Siilaanyo kaga tago.


Xiligan oo Loo baahan yahay Hogaamiye waayo arag ah, isla markaana la yimaada shuruudahaa aan sare ku Xusay, lana Jaanqaadi kara Aduunyadan casriga ah ee ay Hogaaminayso Technolagiyada casriga ahi,(Globalization). Dr Gaboose Hubaashii, Waxa uu Yahay Hogaamiyaha Keli ah ee hawshan u Qalma
 
Dr. Gaboose: Hogaamiyaha, Keliya ee Jooga Somaliland EE Ka Qaadi Kara Xukunka Halka Madaxweyne Siilaanyo Kaga Tago.
 
Cabdi Qadir Jamac Ismacil Dacar, Political Science, Educator
Gobanimodoon@sbcglobal.net
USA CA

Comments are closed