Maxaad ka ogtahay riwaayaddii ugu horraysay ee uu curiyo abwaan xasan ganey,maxaadse ka xasuusataa? Halkan ka Dhagayso
Hargeysa 2, February,2015(SDN/QJ):- Abwaan Xasan Xaaji C.laahi Xasan Ganay Waa mid ka Mid ah Hal abuurada aadka looga yaqaan geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqada Somaligu.
Waa abwaan Curiyey riwaayado badan oo Xusuusta dadka Saamayn ku lahaa Hadaba, Shabakada Qurbejoog.com waxay halkan idinku soo gudbinaysaa Ruwaayadii Ugu horeysay ee uu Xasan Cabdilaahi Xasan-Ganay Curiyay “Waa Dabal- Jacayl Kari-waayay” oo uu sameeyey sannadi 1974-kii,