Maxaa qabsaday Wariyeyaal Tv-Ga Si toos ah uga hadlayay xiligii uu dhacayay Qaraxyadii Turkiga ee Todobaadkan!!!! DAAWO
Istanbul 14. December 2016 (SDN/QJ):- Wariyaasha ugu caansan dalka Turkiga gaar ahaan kuwa ka faalooda Ciyaaraha ayaa ku kala cararay Studiyaha Tv-ga Sportiga ka dib markii uu agtooda ka dhacay Qarax aad u xoogan kaas oo soo daadiyay muraadayaha .
Wariyashaan ayaa xiligii uu Qaraxa dhacayay waxa ay ku sugnaayeen garoonka kooxda Besiktas gaar ahaan qeeybta wareeysiyada . 2 Qarax oo is xig xigay ayaa lagu qaaday afafka hore ee garoonka kooxda Besiktas waxaana weerarkaas lagu dilay 38-Qof oo 30 ka mid ah ay ahaayeen ciidamada Booliiska .