|

Maxaa Lagu Macnayn Karaa Guusha Taariikhiga ah ee Madaxweynaha Cusub ee Maraykanku ku Hantay Quluubta Shacabka Dalkiisa? Warbixin Xiiso Leh DHAGAYSO

Washington 10. November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Weli Meelo badan oo Dunnida ah la iska weydiinayaa Sababta Keentay Guushii uu hogaaminta qaranka Maraykanka ku hantay Murashixii Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump oo haatan noqonaya Madaxweynihii 45aad ee Dalka Maraykanka.

Madaxa Laanta afka somaliga ee Idaacada VOA C.raxmaan Yeberow ayaa Sharaxaad ka bixiyey Sababaha loo Malaynayo in Donald Trump uu kaga Guulaystay Murashixii Xisbiga Dimuquraadiga oo loo Saadaalinayay in Guushu iyada raaci doonto.

 

Comments are closed