|

Maxaa Iman Kara hadii aynu Kaadidada isku xanibno muddo dheer? (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- waxaa jirta in dadka qaarkii ay kaadida oo haysa ay hadana jidhkooda ku hayn karaan mudo 3 saacadood ilaa 7 saacadood gaadhaysa, inaga oo taa ka duulayna waxaynu wax ka ogaanaynaa waxa iman kara hadii aynu kaadida isku xanibno oo aynaan suuliga tegin.

Comments are closed