Mawqifka Xukuumada Somaliland ee Shirkii Beelaha Gobolka Awdal iyo Wax ka qabashada Tabashadooda DAAWO
Hargaysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si balaadhan u soo dhoweysay natiijadii ka soo baxday shirweynahii dadweynaha Gobolka Awdal uga socday Deegaanka Geb.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Iftiimiyay Mawqifka Xukuumada ee Shirkaas