Mawqifka Xisbiga Ucid ee Sii ambo qaadista Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia DAAWO
Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Xisbiyada Qaranka waxay kala xaajoonaysaa sii amboqaadista Wada hadaladii ay la lahayd dawlada Somalia .
Inkastoo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu isagu gebi ahaanba meesha ka saaray inay wada hadaladu sii Socdaan hadana Mawqif taas ka duwan ayaa waxaa qaatay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.