|

Mawqifka labada xisbi ee Suldaan Sheegay inuu ka goostay Somaliland DAAWO

Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland ee Ucid iyo Waddani ayaa Maanta ka hadlay Suldaan Wabar oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Awdal oo dhawaan Sheegay inuu ka Goostay Somaliland.
Labada Xisbi Mucaarid waxay dhaliil adag u soo Jeediyeen qaabka ay Xukuumadu uga hawl gashay arrintan.

Comments are closed