|

Mas,uuliyiintii Ugu Badnaa ee Xisbiga Waddani oo Xabsiyada dalka Maanta ku Jira Akhri

Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ) – Halkan ka akhri Liiska masuulinta Xisbiga WADDANI ee Xukuumada Siilaanyo Xabsiga u taxaabtay oo Shabakadda Qurbejoog idiin soo Uruurisay.
1. Cali Cilmi Geele ( Hogaanka Sare Xisbiga WADDANI)
2. Ifrax Cumar Xasan (Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee heer Qaran)
3. Xasan Xuseen Codyare (Xoghayaha ilaalinta Hantida qaranka ee Xisbiga WADDANI)
4. Mustafe Maxamuud Qodax ( Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI)
5. Mahad Xaaji Faarax ( Xoghayaha Gobolka Maroojijeex ee Xisbiga WADDANI)
6. Hassan Ahmed Muuse Goodaad ( Xoghayaha Xanaanada Xoolaha)
7. Maryan Maxamuud Diriir (Xogeyaha Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
8. Maxamed Sidiq Dhame ((Afhayaanka Garabka Dhaliyarada ee Xeer qaran)
9. Amaal Yuusuf Cabdi indha cad(Afhayaanka Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
10. Jamaal Hure (Gudoomiyihii Hore Gobola Dadmadheedh
11. Deeq Xirsi Canbuur (Gudida Fulinta Xisbiga WADDANI)
12. Amina jirde (Hogeyaha Waacyigaliinta iyo Gobalka Marodi jeex)
13. Mawlid muuse (gudoomiye kuxigeenka Gobalka Maroodi Jeex)
14. Ahmed Jaamac ( Xogeyaha Wacyi Galiinta Dagmada Ahmed
Dhagaax)
15. Maxamed Foore(Gud dagmada maxamuud haybe)
16. C/rahmaan Maxamed Rooble (Cabdi six)
17. Hassan Ahmed c/llaahi Caateeye ( Hassan aar)
18. Sulekha Xiisa Cabdillahi
19. Sahra Salaax Cawad
20. Maryan Cismaan Faarax
21. Saynab Cawad Diiriye
22. Sahra Sakariye Cabdomuuse
Gobolka Saaxil
Berbera.
1. Cali Axmed Kooshin (Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Xaaskiisa)
2. Faysal Cumar (Xubin Gudiida Sare Gobolka Saaxil (Berbera)
3. Cawil Birdaasar (Xubin Gudiida Sare Gobolka Saaxil (Berbera)
4. Cabdillahi Salaah (Wash Man) Xafiiska Gobolka Saaxil
5. (3) Dhalinyaro ah ( Heer Gobol)
6. (2) Dumar) ah (Heer Gobol)

Goboka Sool .
1. Cabdi Yusuf Ismaaciil ( Gudoomiyaha Gobolka Sool)

Gobolka Buuhoodle.
1. Fu’aad Muxamuud Mixile ( Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle)

Comments are closed