|

Masuuliyiinta Ururka Warshadlayda Somaliland Oo Meel Adag Iska Taagay Cashuuro Xad-Dhaaf Ah Oo Maayirka Caasimaddu Saaray Ganacsigooda DAAWO

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta Ururka Warshadlayda Somaliland ayaa meel adag iska taagay Cashuuro ay ku sheegeen inay Xad dhaaf yihiin oo uu ku soo rogay Duqa Magaalada Hargaysa.

Comments are closed