|

Mas’uul Xilkiisa ku waayey Shirkii Somaliya ee Istanbul oo Xilka Wareejiyey DAAWO

Hargaysa 12.March 2016 (SDN/QJ):- Maareeyihii Hay’adda Abaabul ka saarka Qaranka Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim oo Madaxweynuhu Xilka ka Qaaday markii uu ka qayb-galay Shirkii ay Istanbuul ku yeesheen Beesha Caalamka iyo Soomaaliya, ayaa Maanta Xilka ku Wareejiyey Masuulka Beddelaya Ibraahim Axmed Raabbi.

Comments are closed