|

Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Xisbiga Ucid oo Xukuumadda ka Dalbaday Inay Cadayn Rasmi ah Ka Bixiso Sababtii Keentay Geerida Marxuun Ku Dhintay Xabsiga Hargaysa DAAWO

Boorama 22. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uul ka Tirsan Xisbiga Ucid ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay inay Si Deg-Deg Ah Usoo Cadayso Sababta Ka Danbaysay Dhimashada Marxuum Cabdi Cabdilahi Xirso Oo Xabsiga Hargaysa Ku Dhex Geeriyooday.

Comments are closed