|

Marxuun Mujaahid Carab Nuur Xandule oo Si Balaadhan Hargaysa Loogu aasay DAAWO

Hargaysa 13.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka ayaa Maanta ka qayb galay aas balaadhan oo Hargaysa loogu Sameeyay Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Marxuun Carab Nuur Xandule oo Xubin ka ahaa Gudida Maamul Wanaaga iyo la Dagaalanka Musuq Maasuqa Isla markaana kaalin Mug leh ka soo qaatay halgankii Xoraynta Waddanka.

Comments are closed