|

Marxuun Cabdi Samad Axmed Ismaaciil oo ahaa Engineer-kii u Horeeyay ee Riig Biyood Somaliland ka Qoda oo Maanta lagu Aasay Xabaalaha Toon DAAWO

Hargaysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Aas balaadhan loogu sameeyay deegaanka Toon ee Koonfurta Magaalada Hargaysa Ilaahay Naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Cabdisamad Axmed Ismaaciil oo ka Mid ahaa Odayaasha Doorka Weyn ka soo qaatay Horumarka dalka.

Marxuum  Cabdisamad Axmed Ismaaciil Ayaa  ahaa Muwaadin kaalin weyn ka soo qaatay nabadeyntii dalka, dhismaha dawladnimadda Somaliland, isla markaana si gaar ah uga shaqeyn jiray  arrimaha samo-falka ee bulshadda. Waxaanu ahaa  marxuumku qofkii u horeeyay ee ceel riig biyood ah ka qoday Somaliland muddo 50 sanno laga joogo waa xilligii Ingiriiskee.

 

Comments are closed