Mark Thompson oo Qaddar-Jebiyay BBC-dii Yahaaburka ahayd
Madaxii Laanta Afsomaaliga ee BBC Yuusuf Garaad, markii uu iska casilay xilka, isla markaana sheegay in uu u sharraxan yahay Madaxweynaha Somaaliya, arrintaas, waxaa ay ahayd lib u soo hoyotay BBC. Hase ahaatee, waxaa burinaya, manta Mareeyahii warbaahinta caalamiga ah ee BBC, Mark Thompson, in uu sidoo kale, iskiis isaga casilay xilka, isla markaana, ku biiro, mayalkana u qabto wargeyska maalin laha ah ee New York Times ee carriga Maraykanka. Mr. Thompson waxaa uu qaban doonaa xilka Agaasime Guud ee wargeyska.
Sidaa darteed, dadka ku foogan mihnadda warbaah