Mareykanka oo lagu eedeeyay in uu basaaso muslimiinta dalkaa ku nool
Washington July 10,2014 (SDN/QJ)-Mareykankain ayayaa lagu eedeeyay in uu basaaso muslimiinta dalkaa ku nool ee heysta dhalashada dalkaas.
Sidaana waxaa lagu daabacay bar Internet ka ah oo hore u daabacay in Hayadaha sirdoonka mareykanka ay muwaadiniinta basaasaan.
Muslimiinta ay hayadaha sirdoonka mareykanka basaasaan ayaa ah shan ruux oo is ugu jira a qoonyahano iyo siyaasiyiin.
Dadka la basaasay ayaa dhamaantood sheegay in aanay wax xiriira la leheeyn kooxaha xagjiriinta.
Kooxaha u dooma xuquuqaha aadanahay ayaa madaxweynaha mareykanka ka codsaday in ee dan baaritaan lagu sameeyo.
Sirdoonka Mareykanka ayaa see ku adkeysanaya in aanay muwaadiniinta basaasaasin ilaa ay helaan xogo loo qaateen ah.
Si kastaba ha ahaatee waxa haatan dib u soo noolaatay doodii sirdoonka mareykanka iyo basaasida muwaadiniinta.
SDN/QJ – WASHINGTON
contact@qurbejoob.com