|

“Mar haduu dhamaaday Shirkii Kulmiye Madaxweynuhuna Cadeeyay inaanu Tartamayn Waxaan u soo Jeedinayaa inuu dhiso Dawlad Kooban oo Kalsoonida dadka soo Celisa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta dib ugu soo Laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa Kadib Socdaal Shaqo oo uu ugu Maqnaa Dalal dibada ah.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ugu Waramayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Shirkii Xisbiga Kulmiye, Shaqaaqooyin ka dhacay Magaalada Ceerigaabo,Nuxurka Socdaalkiisu daaranaa iyo Talo soo Jeedin uu u diray Madaxweyne Siilaanyo.

Comments are closed