MANTA AYAY SOMALILAND XAQII GARATAY
MARKA HORE ILLAHAY AYA MAHAD LEH
WAXAN HANBALYO IYO BOGAADIN AAN LA SOO KOOBI KARIN U DIRAYA CULIMADA IS XIL QAADAY E HIR GALISAY XISBIGA CUSUB EE KU BALAN QADAY INAY WADANKAN DIMOQRADIYADA KU FAANAYA AY KU XUKUNTO KITAABKA QURAANKA AH IYO SUNAHA RASUULKA
RUNTII HADII TAGEERO LA BIXINAYO AMA AAD SHAY TAGEERAYSO ADIGOO TAGERADADA KHAYR KU HELA AYAAN WAX LO DHIGA JIRIN
SOMALILAND TARIIKHO BADANI WAY SO MAREEN XISBIYO BADANINA WA LAGA HIR GALIYAY LAKIN MANTA AYUUNBA KI LO BAAHNA LA HELAY MAR HADI LA FURAY XISBUL ISLAAM
RUNTI ANIGU MA AQAAN SHUYUUKHDA ISKU XIL QADAY IN AY FURAN XISBIGAN LAKIN WAXAAN AQAAN ILLAAHAY SUBXANA WA TACALA DARTIINA WAAN KU RAACAY WAANAN KU TAGEERAYA DHAN WALBA HA NOQOTO INTAAN AWOODO ILLAHAY DIINTIISA O LO GARGAARO HAGRAN MAYO KALIGAY MAAHA QOFKII DANAYNAYA INUU IF IYO AAKHIROBA LIIBANO WADANKAN SOMALILANDNA DAN KA LEH HAGRAN MAYO SIDAN AAMINSANAHAY
CULIMADA KALE EE WADANKA SOMALILAND KA CAANKA AHNA WAXAAN KULA TALIN LAHA IN AY SIRAN WA CALA NIYA U TAGEERAN NASRIGA DILAACAY WAA GUUL RUNTII LA SUGAAYAY MUDO DHEER MANSHALAH AYAANU LEENAHAY
CULIMADA KU DHAWAAQDAYNA WAXANU KU SO DHAWAYNAYNA GACMO FURAN WAXAANU U SO DHAWAYNAYNA SIDII RASUULKA CLAYHI SALATU WA SALAAM LOOGU SOO DHAWEEYAY MADINA WAYO MASUULIYADI RASUULKU CLSW SIDAY MANTA NIN WALBA WA SAARANTAHAY MASUULIYADOODINA SI WANAGSN AYAY U GUTEEN
SHACBIGA IIMANKA LEH WAXAAN FARI LAHA IN AY U GUNTADAN O AYNU BADALNO DASTUURKA O KU BADALNO KITAABKA QUR’AANKA AH
DAD BADAN AYA AMINSAN IN DIINTA HADII LAGU XUKUMO SOMALILAND IN KHATAR GALAYSO O GAALADU SO WEERARAYSO MA AHA IN AYNU KA BAQANO GAAL WA IN AYNU ILLAHAY KA BAQANA
U GUNTADA O GUUBAABIYA O U HIILIYA DIINTA ILLAAHAY MARKAAS AYAYNU LIIBANI DOONA O QOF KASTABA BARTISA KU DHARGI DOONA
ALLAA MAHAD LEH
YAHYA ABDULAHI ASKAR
SAUDI AREBIA
yaxyem@hotmail.com