|

Maleeshiyaad Taabacsan Prof Galaydh Iyo Siyaasiyiinta Federaalka oo Dhoola tus Mileteri soo bandhigay Cadeeyayna inay diyaar u yihiin inay is wajahaan Somaliland DAAWO

dhoola tus2Buuhoodle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Maleeshiyo beeleedyo taabacsan Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Siyaasiyiin Xilal ka haya Xukuumada federaalka Somalia ayaa Magaaladda Buuhoodle Waxay ku soo bandhigeen Dhoola tus ay ku Muujinayaan awooda ay Kooxdaasi leedahay.
Dhoolatuskan ayaa fariinta uu dirayay Waxay ahayd is muujinta Kooxda Cali Khaliif iyo Siyaasiyiin ka soo Kicitimay dhanka Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Buuhoodle.

Comments are closed