|

Magacyada Iyo Tirada Xubnaha Gudoomiye Muuse Biixi ay Beeshiisu Farta ka saartay inay u Codaynayaan akhri

Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee beesha Subeer Awal ee hadda taageersan musharaxnimada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ee ay u suurta gashay in ay saxeexaan warqadii loo gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Waxaa Sawirkan Si Hoose looga qaaday Madasha Madaxtooyada

Waxaa Sawirkan Si Hoose looga qaaday Madasha Madaxtooyada

 

Xubnahan Golaha dhexe oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, masuuliyiin soo qabtay xilal sar sare, Madaxdii xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin aad u tiro badan oo saaxadda siyaasadda Somaliland caan ka ah.

Xubnahan waraaqda saxeexay iyo kuwa kalsoonidooda soo bixiyey oo ah todobaatan xubnood in ka badan iyadoo tirada guud ee beesha Subeer Awal kaga jirta Golaha dhexe ay tahay ku dhawaad Sagaashan Xubnood taasoo muujinaysa in Gudoomiye Muuse Biixi uu haysto taageerada ugu balaadhan xubnaha golaha dhexe ee beesha subeer awal marka loo eego xubnaha ka maqan.  Waxaana saxeexay waraaqdii loo gudbiyey Madaxweynaha Masuuliyiintan xubnaha Golaha dhexe ka tirsan ee hoos ku qoran:

  1. Wasiir Dr. Sacad Cali Shire (Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka)
  2. Wasiir Shucayb Maxamed Muuse (Wasiirka Wasaaradda Warshadaha )
  3. Wasiir Dr. Maxamed aw. Daahir (Wasiirka Beeraha)
  4. Wasiir Dr. Muuse Qaasim (Wasiirka Ganacsiga).
  5. W/Xigeen Cali Axmed Maxamed (Cali Dhagoole) (Wasiir ku Xigeenka Warshadaha)
  6. W/Xigeen Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadheer) (Wasiir ku Xigeenka wasaaradda Xanaanada Xoolaha)
  7. W/Xigeen Axmed Faarax Cadarre (Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha)
  8. Maxamed C/laahi Cabsiiye (Lataliyaha Madaxweynaha ee arimaha Golayaasha)
  9. Xildh. Axmed Xasan Aadan (Wayso-cade)
  10. Xildh. Maxamed Baaruud Shide
  11. Xildh. Maxamed Xuseen X. Ciise.
  12. Xildh. Ibraahin Axmed Haybe
  13. Xildh. Aadan X. Diiriye Dirir (Sanqoole)
  14. Xildh. Ilyaas Muuse Jaamac (Golaha deegaanka ee Hargeysa)
  15. Dr. Maxamed C.laahi Cumar (Wasiirkii Hore ee Arimaha dibadda)
  16. Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoorxoor)
  17. Mujaahid C/kariin Xaashi Cilmi
  18. Mujaahid Faysal Cali Sheekh Maxamed
  19. Maxamed Faarax Xirsi
  20. Prof. Cabdi Cali Jaamac
  21. Siciid Xasan C/laahi
  22. Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil (Gudoomiyihii hore ee Haayadda shaqaalaha)
  23. Dr. Axmed Xaashi Oday
  24. Aamina Maxamuud Diiriye
  25. Maxamed Cabdi Iskeerse
  26. Eng. Xuseen Cabdi Cali
  27. Buraalle Cali Xuseen
  28. Dr. Maxamed Daahir Khayre
  29. Axmed Xaashi Cabdi
  30. Eng: Xuseen Sheekh Aadan
  31. Sheekh Saleebaan Siciid Cali
  32. Eng. C/qaadir X. Ismaaciil Maxamed
  33. Rooda Yuusuf Nuur
  34. Axmed/Qani Cabdi Samatar
  35. Khadar Baaruud Cumar
  36. Cali Maxamed Muuse
  37. C/raxmaan Cawil Xasan
  38. Maxamed Cismaan Axmed (Indho balac)
  39. Dr. Cismaan Cabdi Barkhadle (Shiine)
  40. Maxamed C/laahi Xandulle (Kayd)
  41. Milgo Daa’uud Cigaal.
  42. Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxdad).
  43. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case).
  44. Khadar Maxamed Caalin
  45. Khadar Cabdi Xuseen( Gud. Kulmiye ee Gobalka Hargeysa).
  46. Amiin Muuse (Gud. Kulmiye ee Gobalka Gabiley).
  47. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac) (Gud. Kulmiye ee Gobalka Saaxil).
  48. Can. ab Cumar Ileeye (Gudoomiyaha garabka haweenka ee KULMIYE)
  49. Aniisa Nuur Cigaal (Gudoomiyihii hore ee ururka haweenka ee NOW)
  50. Aamina Yuusuf Aar (Aamina Timo-dheer)
  51. Nimco Aadan C/laahi
  52. Hodan Axmed C.laahi
  53. Samsam Ibraahin Galbeedi
  54. Faadumo Yuusuf Qodax
  55. Xasan Mawliid
  56. Xuseeen Maxamed Rodol
  57. Cali C/qaadir Sh. Yoonis
  58. Axmed Yaasiin
  59. Cali Xasan Jaamac (Cali Gobanimo)
  60. Abiib Xasan Filfil (Wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga).

Xubnaha Golaha wakiillada ee ku fadhiyey labada boos ama xubnaha ka baxay Xisbiga ee badalkooda loo gudbiyey Xisbiga si waafaqsan shuruucda iyo qawaaniinta Xisbigga Kulmiye ee lagu ansixin doono shirka golaha dhexe xubinimadooda, waxa ay yihiin xubnaha hoos ku qoran:

  1. Mustafe Ibraahin Cismaan (xubintii uu baneeyey Cali Maxamed Kooshin)
  2. Cismaan Xasan Mire (Kursigii labaad ee Xildh. Ibraahin Axmed Haybe)
  3. Maxamed Ismaaciil Warsame (Kursigii labaad ee Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan)
  4. Cabdiraxmaan Cali Giire (Kursigii labaad ee Xildh. Maxamed Xuseen X. Ciise)
  5. Dr. Axmed Ibraahin Badde (Dr. Obolos) (Kursigii labaad ee Xildh. C.laahi Xuseen Cige).

Sida ka muuqata shaxda kor ku xusan, dhammaan Wasiirada Beesha Subeer Awal kaga jira Golaha Wasiirada oo dhan 9 wasiir iyo wasiiro ku xiigeen, 7 ka mid ahi waxay si hadda  taageereen yihiin Musharaxnimada Guddoomiyaha Xisbiga Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, hallka Wasiirka Arimaha Dibada JSL, Mudane Maxamed Biixi Yoonis-na uu yahay Musharax. Waxa jira sideed xubnood oo ku maqan safaro dibadeed ama shaqo qaran oo ka baxsan magaalada Hargeisa, oo aanay u suurtoobin in ay saxeexaan liiska taageerayaasha Golaha Dhexe ee Musharaxnimada Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi oo taageeradooda kusoo muujiyey siyaalo kala duwan sida Email iyo Telephone. Taas oo ka dhigaysa tirada guud 73 xubnood.

Xigasho Wargayska Hubaal

Comments are closed