Magacyada Iyo Beelaha ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Loo Magacaabay Maamulka Jubba-land
Kismayo:08-Dec-2013(SDN)-Waxa lagu dhawaaqay tiro ka mid ah wasiirrada uu yeelan doono maamulka dhawaan laga dhisay magaalada Kismayo ee jibaland, iyadoo sidoo kale la magacaabay madaxweyne ku-xigeen labaad sida uu heshiiskii hore ahaa.
Halkan waxanu idiinku haynaa magacyada iyo reeraha ay ka soo jeedaan wasiirada la magacaabay iyo madaxweyne-ku-xeenka 2-aad, waana kuwan.
1-Madaxweyne ku Xigeenka 2-aad Jubba-land – Suldaan C/qadir Maxamed’’Lugadheere (Shiikhaal).
2-Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha-Axmed C/Xafiid Maxamed(Digil iyo Mirifle/Dabarre ).
3-Wasiirka Beeraha’Xoolaha & Kalluumeysiga-Prof-Maxamed Aadan Jaamac (Daarood/Mareexaan Habar Ciise
4-Wasiirka Arrimaha Bulshada-Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud(Daarood/Ogaadeen-Coolyahan ).
5-Wasiirka Caafimaadka & Fayo-Dhowrka-Xasan Daahir Yaroow(Daarood/Mareexaan Reer Xasan).
6-Wasiirka Qorsheynta & Xidhiidhka Caalamiga- Maxamed Nuur iftiin :Shambaro’’ (Jareer Weyne ).
7-Wasiirka Arrimaha Gudaha Amniga-Maxamed Warsame Faarax Darwiish’’ (Daarood/Majeerteen-Bicidyahan).
8- Wasiirka Maaliyadda- Maxamed Sh. Yuusuf Cumar (Coor-Male ).
9-Wasiirka Macdanta’Biyaha iyo Bey’adda-Cabdinuur Cali Aadan ( Hawiye/Gaaljacel).
S.D.N
Contact@somalidiasporanews.com